Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada Boondheere oo codsaday in dib loo furo ilaha biyo mareenada magaalada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Bulshada Boondheere oo codsaday in dib loo furo ilaha biyo mareenada magaalada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka, Waxgaradka iyo culimaa’udiinka ku nool Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa ka dalbaday Maamulka Degmada iyo kan Gobolka Banaadir inay ka shaqeeyaan sidii loo furi lahaa ilaha biyo Mareenada ah ee xilligii hore ku shubi jiray biyaha roobka badda kuwaasi oo xilligan xiran

Arrintan ayaa imaaneysa kaddib markii roobkii maalmihii la soo dhaafay ka da’ayay magaalada Muqdisho uu saameyn ku yeeshay  isu socodka dadka iyo gaadiidka, ayna ku xirmeen waddooyin qaar oo biyuhu ay fadhiisteen waxaana fatahay bulaacadaha ku yaala gobolka banaadir qaarkood sida bulaacadda Warta bondheere oo ku fatahday qaar ka mid ah xaafadaha Degmada Boondheerer, isla markaana go’doomiyay qaar ka mid ah shacabka

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Guddomiye ku-xigeenka Siyaasadda Degmada Boondheere Suldaan Maxamed Aweys Axmed ayaa sheegay in xaafado ay ka midyihiin buule maqaareed iyo kuwa kale ay go’doomiyeen fatahaadda Warta Boondheere, isagoo xusay in ay wadaan dadaallo arrintaas wax looga qabanayo.

Roobabkii ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa saameyn ku yeeshay inta badan shacabka magaalada kaddib markii ilaha biyo mareenada ay xirmeen, taasi oo keentay in meelo badan oo caasimadda ka mid ah ay biyo fadhiisad ka sameysteen kuwaasi oo hakad geliyay isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo isbeddel ku sameeyey Maamulka Gobolka Banaadir

Next Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Adeegyada Baaritaanka Beeraha “SAWIRRO”

Next Post
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Adeegyada Baaritaanka Beeraha “SAWIRRO”

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Adeegyada Baaritaanka Beeraha "SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In