Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada Degaanka Bandar-seed ee Gobalka Mudug oo baaq udiray Dowladda Fedaraalka Soomaaliya

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Bulshada Degaanka Bandar-seed ee Gobalka Mudug  oo baaq udiray Dowladda Fedaraalka Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanka Bandar-seed oo ka mida deegaanada ku yaala dhanka waqooyi bari Gobalka Mudug masaafo ahaana 75km u jira magaalada
galkacyo ee xarunta gobalka mudug  ayaa waxaa bulshada ku nool
halkaasi  oo mudooyinkii u danbeeyay ku howlanaa mashariic isku tashi
ah oo ay ku hormarinayaan deegaankooda kuwaasi oo ah mid si weyn looga dareemayo deegaankaasi Bandar-seed ay ka codasadeen dowladd gobaleedka Galmudug in laga caawiyo in deegaankaasi laga hergaliyo adeegyada lagama maarmaanka u ah nolasha Aadanaha oo ay ugu horeeyaan biyaha, caafimaadka iyo waxbarashada kadib kormeer halkaasi ay ku tageen masuuliyiin, waxgarad iyo saraakiil ka tirsan ciidanka booliiska Fedaraalka Soomaaliya ee ka howl gala guud ahaan deegaanada Galmudug.

Gudoomiyaha deegaanka Bandar-seed C/llaahi Maxamuud Ciise iyo qaar
ka mida waxgaradka deegaankaasi ayaa warbaahinta Qaranka uga
warbixiyay baahiyada ka jira deegaankaasi

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Taliyaha Qeybta Boliiska Gobalka Mudug G/sare Maxamed Nuur Cali ayaa isna ugu baaqay bulshada deegaankaasi ka shaqeynta amniga taas oo
uu xusay in haddii aan la helin aysan suurta gal noqan karin in
bulshada deegaankaasi lasoo gaarsiiyo kaalmooyinka ay u baahan yihiin

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Soomaaliya oo ka qayb gashay bandhigga Todobaadka dhaqamada oo lagu qabtay Masar+Sawirro

Next Post
Soomaaliya oo ka qayb gashay bandhigga Todobaadka dhaqamada oo lagu qabtay Masar+Sawirro

Soomaaliya oo ka qayb gashay bandhigga Todobaadka dhaqamada oo lagu qabtay Masar+Sawirro

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In