Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada Degmada Xudur oo dar dargelinaya qaadashada tallooyinka Wasaaradda Caafimaadka ee COVID-19 “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Bulshada Degmada Xudur oo dar dargelinaya qaadashada tallooyinka Wasaaradda Caafimaadka ee COVID-19 “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bulshada magaalada Xudur ayaa muujinaya taxadar badan iyo qaadashada talooyinka Wasaaradda Caafimaadka ee waxyaabaha looga hortagayo cudurka faariska koronaha.

Tan iyo markii Wasaaradda caafimaadka ay xaqiijisey in magaalada Xudur laga helay bukaano qaba cudurka COVID-19 bulshada waxay bilaabeen taxadar iyo feejignaan saa’id ah, dadka ka soo qeybgala kulamada intooda badan waxaa u xiran afka iyo sanka waxa jira fariimo bulshada dhexdooda isgaarsiyaan oo looga hortagayo faafidda cudurka COVID-19.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo hawlgal kulasoo wareegay deegaanno dhaca gobolka Shabeellaha Dhexe

September 12, 2026
Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

September 12, 2026

Qaar ka mid ah dhallinyarada Degmada Xudur oo aan ku booqday guryahooda oo ka hadlay sida ay ufeejigan yihiin iyo fariimaha ay bulshada gaarsiinayaan ayaa tilmamaay in ay wacyi gelin u sameeyaan bulshada si looga hortago cudurka Coronavirus.

Tallaabadan ay qaadeen dhallinyarada Degmada Xudur ayaa ah mid ay si weyn ugu riyaaqeen shacabka magaalada, kuwaasi oo hela wacyi gelin joogto ah, ayna diyaar u yihiin inay qaataan tallooyinka ka imaanaya Wasaaradaha Caafimaadka ee Federaalka iyo tan Koonfur Galbeed ee ku aadan ka hortagga faafidda cudurka COVID-19.

Previous Post

Qormo: Aan Wada Hadalno, Waa Aan Heshiino !

Next Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo beri ka doodi doona xeerka Qoondada Haweenka

Next Post
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo beri ka doodi doona xeerka Qoondada Haweenka

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo beri ka doodi doona xeerka Qoondada Haweenka

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo hawlgal kulasoo wareegay deegaanno dhaca gobolka Shabeellaha Dhexe

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor, Guutada 12-aad Ciidanka Gaarka ah ee Gorgor iyo Guutada...

Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya....

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Hawada

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Hawada

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS Mudane Xildhibaan Cabdikariin Cabdow Xeydar, ayaa magaalada El Alamein ee dalka Masar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In