Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada Gobolada dhexe oo loogu baaqay dib u dhiska xarumaha danta guud

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Bulshada Gobolada dhexe oo loogu baaqay dib u dhiska xarumaha danta guud

Sawir hore

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha gobolka Galgaduud iyo Xildhibaan Jawaahir Axmed Cilmi ayaa maanta waxaa ay kormeereen xarumaha maamulka Gobolka ee ku yaalla degmada Dhuusamareeb oo iminka dib u dayactir lagu sameynayo, iyadoo ay iska kaashayaan dib u dhiskaasi Dowladaha Soomaaliya iyo Norway.

Xildhibaan Jawaahir iyo Guddoomiyaha ayaa markii ay gaareen xarumaha dib u dhiska lagu sameynayo waxa ay soo indho indheeyeen sida ay u socoto howlaha dib loogu soo nooleynayo xarumihi ay lahayd maamulka oo muddo ka badan 20 sano aan la dhisin, iyagoo warbixino ka dhageystay qaar ka mid ah howlwadeenadii gacanta ku hayay dhismaha.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye Cirfo oo kormeerka kaddib la hadlay Warbaahinta ayaa uga mahadceliyay dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo dowlada Norway oo arrinta dhismaha iska kaashanaya, isagoo xusay in ay xoogga saari doonaan horumarinta adeegyada bulshada ee Gobolka.

Xildhibaan Jawaahir Axmed Cilmi ayaa ugu baaqday bulshada Soomaaliyeed iyo dowladda inay gacan ka geystaan dib u dhiska xarumaha danta guud ee loogu adeegayo bulshada, iyadoo tilmaamay in tallaabooyinka ay gacan ka geysan karaan horumarinta guud ahaan gobolka.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Howlgallo dad lagu soo qab qabtay oo laga sameeyay magaalada Boosaaso

Next Post
Howlgallo dad lagu soo qab qabtay oo laga sameeyay magaalada Boosaaso

Howlgallo dad lagu soo qab qabtay oo laga sameeyay magaalada Boosaaso

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In