Wednesday, August 10, 2022
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada oo loogu yeeray ka qeyb qaadashada Amaanka-Sawirro

June 12, 2015
in Wararka
0
Bulshada oo loogu yeeray ka qeyb qaadashada Amaanka-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Isagoo boqolaal dadweyne ah kula hadlayay masajidka weyn ee daawada oo ku dhex yaala suuqa  Bakaaraha ee magaalada Muqdisho Sheekh Nuur Baaruud Gurxan Afhayeenka Hay’ada Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa uu ka hadlay ahmiyada ay leeedahay in loo diyaar garoobo wanaagga iyo kheyrka bisha barakeysan ee Ramadaan  oo fooda nagu soo haysa waxaana uu Sheekhu sidoo kale bulshada Soomaaliyeeed ka codsaday in si wada jir ah looga hortago dhibaatada bulshada ay ku hayaan kooxaha Argagixisada ah.

Sheekha ayaa waxaa uu ku cambaareeyay kooxaha UGUS dhibaatada bulshada ay ku hayaan waxaana uu ka codsaday bulshada in ay meel uga soo wada jeeestaan kooxahaas.

Related posts

Biden oo sheegay in go’aanka Finland iyo Sweden ay xoojin doonto  NATO

Biden oo sheegay in go’aanka Finland iyo Sweden ay xoojin doonto  NATO

August 10, 2022
Ciidamada Xoogga dalka oo howgallo ka wado gobolka Hiiraan

Ciidamada Xoogga dalka oo howgallo ka wado gobolka Hiiraan

August 10, 2022

“Magaalada Xamar oo 100% muslim ah in la yiraahdo qof walba hala dilo sheekh hala dilo Shariif hala dilo kii dowlo ka socoda hala dilo bamboo suuqa hala dhigo wasaarad hala weeraro war dadkani goorey gaaloobeen?” ayuu yiri Sheekh Nuur.

Sheekha oo sidoo kale ah gudoomiyaha gudiga gurmadka iyo samata bixinta qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Yemen ka soo laabanaya ayaa waxaa ka  bulshada masaajidka ku soo tukatay iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaa uu ka codsaday in ay ka qayb qaataan gurmadka loo sameynayo dadkaas.

“Dadka Soomaaliyeed oo Yeman jooga oo dagaalka cir iyo dhul kaga socodo, shalayna lalahaa dad baa laga laayay oo masaakiin ah, Soomaali oo dhan waa ay u gurmanaysaa masaajida waa in ay lacago soo aruuriyaan oo ay ka qeybgalaan gurmadka dadka saaladda imaanaya ay la qaadaan lacag taana waa idin ka socodsanaa”. Ayuu markale yiri Sheekha.

Afhayeenka Wasaarada amniga Maxamed Yuusuf Cismaan ayaa ayaa sheeegay in muhiimad weyn ay u tahay amaanka in culimadu bulshada ku wacyi galiyaan ka qayb qaadashada Nabada.

IMG_0389 IMG_0391 IMG_0392 IMG_0394 IMG_0395 IMG_0396 IMG_0397 IMG_0398 IMG_0399 IMG_0383 IMG_0380 IMG_0378 IMG_0370 IMG_0367 IMG_0366

W/D: Axmed Cali Kaahiye

Previous Post

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay xaaladda ciidanka Asluubta Soomaaliyeed+Dhageyso

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Biden oo sheegay in go’aanka Finland iyo Sweden ay xoojin doonto  NATO

Biden oo sheegay in go’aanka Finland iyo Sweden ay xoojin doonto  NATO

August 10, 2022
0

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa carabka ku adkeeyay in go'aanka Dowladaha  Finland iyo Sweden ee ku saabsan ku biirista NATO...

Ciidamada Xoogga dalka oo howgallo ka wado gobolka Hiiraan

Ciidamada Xoogga dalka oo howgallo ka wado gobolka Hiiraan

August 10, 2022
0

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab, ka wado degaanno ka tirsan Gobalka Hiiraan, ayaa cagta mariyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Guuddiga KMG ah ee ka tala bixinta dhacdadii 7-bishan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Guuddiga KMG ah ee ka tala bixinta dhacdadii 7-bishan

August 10, 2022
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa hoygiisa Kulan kula qaatay Guddiga KMG ah ee Ka tala bixinta...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Booqday Warshadaha Soo Saara Qalabka Ciidamada Uganda

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Booqday Warshadaha Soo Saara Qalabka Ciidamada Uganda

August 10, 2022
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hoggaaminayo ee ku sugan dalka Unganda ayaa booqday deegaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In