Sunday, August 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada Soomaaliyeed oo loogu baaqay u gurmashada dadka ay abaaruhu saameeyeen

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Maamulka Galmudug oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo dad ay biyo la’aan haysato
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jilayaasha aan dowliga ahayn ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya SOSCENSA ayaa kulan ay ku yeesheen Muqdisho, kaga soo saaray baaqay ay u jeedinayaan Ummadda Soomaaliyeed inay ka qeyb qaataan gurmad u fidinta dadka ay abaaruhu saameeyn.

Xoghayaha u qareemidda iyo galaangalka SOSCENSA Diini Maxamed Diini oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in kulankooda uu ka soo baxay warsaxaafadeed ay ku baaqayaan si wada jir ah looga qeyb qaato sidii wax loogu qaban lahaa dadka ay abaaruhu ku dhufteen ee ku nool deegaanada Maamulka Somaliland iyo deegaannad kale ee ka jirta abarta.

Related posts

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

August 16, 2026

“Dalladda SOSCENSA waxa ay walaalaha Soomaaliyeed dhamaantood si xushmad leh uga codsaneynaa inay u gurmadaan Walaalaha Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen, waxaana si gaar ah baaqan ugu jeedineynaa bahda saxaafadda, inay arrinkan si mug leh bulshada uga wacyigeliyaan sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka ay abaaruhu waxyeeleyeen meelkasta oo ay joogaan. Ayuu yiri Diini Maxamed Diini.

Xoghayaha u qareemidda iyo galaangalka SOSCENSA ayaa xusay in dhawaan ay kulamo la qaadan doonaan qeybaha bulshada, gaar ahaan ganacsatada, bahda saxaafadda iyo waxbarashada, si loo sameeyo guddi dhaqaale uruurrin ah, si loo balaariyo wax u qabashada dadka ay abaaruhu saameeyn.

“Waxaan dhisi rabnaa guddi dhaqaale uruurrin ah,  waxaana shacabka Soomaaliyeed ka fileynaa meelkasta oo ay joogaan inay si hufan u gutaan waajibka ka saaran u gurmashada Walaalahood ee ay abaaruhu ku dhufteem iyo bulshada kale ee degan dhanka jiinka Webiga Shabeelle oo biyo guray, kuwaasi oo u baahan kaalmo dhan waliba leh” ayuu hadalkiisa ku daray.

Previous Post

Talyaaniga oo qalab Sport gudoonsiiyay ciyaartoy Soomaaliyeed-Sawirro

Next Post

R/Wasaare Cumar iyo Madaxweynaha Puntland oo kormeer ku tagey Garoonka Cusub ee magaalada Garowe-Sawirro

Next Post
R/Wasaare Cumar iyo Madaxweynaha Puntland oo kormeer ku tagey Garoonka Cusub ee magaalada Garowe-Sawirro

R/Wasaare Cumar iyo Madaxweynaha Puntland oo kormeer ku tagey Garoonka Cusub ee magaalada Garowe-Sawirro

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay munaasabadda xuska “50 Guurada” ka soo wareegtay markii...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Dhuusamareeb

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Dhuusamareeb

August 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Itoobiya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Itoobiya.

August 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, JFS Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In