Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Buundada weyn ee deeganka Tixsiile oo la dayactiray+SAWIRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Buundada weyn ee deeganka Tixsiile oo la dayactiray+SAWIRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa dayactir lagu sameeyey Buunda muhiim ah oo ku taalla deegaanka Tixsiile ee gobalka Shabeelada hoose, waxaana xarigga laga jaray shalay oo Talaado ah.

Deegaanka Buundada ku taalo ayaa sidoo kale la yiraahdaa 10-ka Buundo waxa ay u dhaxaysaa degmada Afgooye iyo demada Wala-weyne ee gobalka Shabeelada hoose.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026

Munasabaddii xarigga looga jarayey waxaa ka qayb galay Mas’uuliyiinta Maamulka koofur galbeed ee Soomaaliya iyo kan Shabeelada hoose.

“Dhaqaalaha lacageed ee canshuurta ay bixiyeen dadka ku dhaqan degmada Afgooye ayaa lagu dhisay buundadan,

waxaan ka shaqaynaynaa dhismaha ilaha dhaqaale ee gobalkan iyo hurumarintiisa”, sidaa waxa SONNA u sheegay gudoomiyaha gobalka Sh.hoose, Ibrahim Adan Cali.

Wasiirka Xanaanada Xoolaha koofur Galbeed ee Soomaaliya, Madoobe Nuunow Maxamed oo isaga xariga ka jaray Buundadan ayaa uga mahad naqay maamulka iyo dadka ku dhaqan gobalka Shabeelada hoose sida ay isagu tashteen ee ay uga shaqaynayaan hurumarinta gobalka.

Waxaa jira baraarug weyn oo bulshada ay iyada isku tashanayso.

DSCN4140

DSCN4172

DSCN4174

DSCN4175

DSCN4176

DSCN4177

DSCN4197

DSCN4214

Previous Post

Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliiska Soomaliyeed oo kormeeray xarumaha Ciidanka Booliiska ee Magaalada Gaalkacyo.+SAWIRO

Next Post

DAAWO: Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ka Warbixiyay Kulankii John Kerry Iyo Shirka IGAD Ee Muqdisho Ka Dhici Doona

Next Post
DAAWO: Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ka Warbixiyay Kulankii John Kerry Iyo Shirka IGAD Ee Muqdisho Ka Dhici Doona

DAAWO: Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ka Warbixiyay Kulankii John Kerry Iyo Shirka IGAD Ee Muqdisho Ka Dhici Doona

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo sheegay in dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay kaga sii dareen xaaladdii abaarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In