Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cabdi Qaasim”Somalia waa cusub ayaa u baryay aanu adkeyno Fursadaas”DHAGEYSO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Cabdi Qaasim”Somalia waa cusub ayaa u baryay aanu adkeyno Fursadaas”DHAGEYSO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynihii Hore Ee Somalia Mudane Cabdi Qaasim Salaad Xasan oo Wareysi Gaar ah siiyay Radiomuqdisho Isagoo ku sugan Wadanka Masar ayaa waxaa uu ka hadlay Dareenkiisa in Mudo 29 Sano ah ka dib Somalia ay marti galisay Shirka Wasiirada Arimaha Dibada Urur Goboleedka IGAD kaas oo Maanta si rasmi ah uga furmaya Caasimada Dalka Ee Muqdisho.

Cabdi qaasim ayaa wareysigaan waxaa uu ku sheegay in Somalia uu Shirkani u yahay Waa Cusub oo Ummadda Soomaaliyeed u baryay isla markaana Wacyiga Caalamku ka haystay Somalia uu is badal Xoogleh uu ku yimid waxaana uu ugu Baaqay Bulshada Soomaaliyeed in ay adkeystaan Fursada Muhiimka ah Ee soo martay Martidana ay soo wada dhaweeyaan isagoo intaaa raaciyay in Dowladii uu hogaaminayay AUN Maxamed Siyaad Barre waqtigii ay Dalka ka talineysay ay Somalia ugu dambeysay Shir Nuucaan oo kale ah,

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa waxaa uu Bulshada Soomaaliyeed u soo jeediyay in ay u midoobaan Hormarka Dalka isla markaana ay ka gudbaan waxyaaabaha aan Danta Dalka iyo dadku ku jirin Ee ay Dadka qaar ku jiraan isla markaana Dowladnimada Somalia oo Maanta hana qaaday la adkeeyo isagoo ku baaqay in Soomaalinimada la ilaaliyo Maleyshiyaadka Nabaddiidka ah ayuu iyagana u soo jeediyay in ay Dowladda isu dhiibaan oo ay dhibaatada dhafaan.

Mr Salaad ayaa waxaa uu ka hadlay Maamul Goboleedyada Dalka laga dhisayo isagoo Fursad Muhiim ah ku tilmaamay loona baahan yahay in dadka iyagu is maamulaan Iyagoo hoostagaya Dowladda Federaalka ah Ee Somalia waxaa kale oo uu Maamulka Somaliland u soo jeediyay Codsi ah in Somalia aysna kala Go.ikarin Xiligaan isla markaana uu ka codsanayo in ay tanaasulaan oo ay Midnimada Somalia Hormuud u noqdaan isagoo dhanka kalena soo jeediyay in Dhibaatada Dadka wuqooyi galbeed ay tabanayaan la Xaliyo si dhaqso ah.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/01/WAREYSI-CABDIQAASIM-SALAAD-AXMED-09.01.2015.mp3
Previous Post

Shirka Wasiirada Arimaha Dibadda Urur Goboleedka IGAD oo Maanta Muqdisho ka furmaya

Next Post

Nuur cadde”Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed waan ku amaanaya Suura galinta Shirka IGAD

Next Post
Nuur cadde”Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed waan ku amaanaya Suura galinta Shirka IGAD

Nuur cadde"Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed waan ku amaanaya Suura galinta Shirka IGAD

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In