Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cabdisamad Oo Ka Tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab Oo Isku Soo Dhiibay Ciidanka Xoogga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Cabdisamad Oo Ka Tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab Oo Isku Soo Dhiibay Ciidanka Xoogga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cabdisamad Liibaan Maxamed oo magaciisa afgarashadu yahay ( Cabdimaalik) ayaa isku soo dhiibey ciidamada qalabka sida ee fadhigoodu yahay Dhuusamareeb.

Cabdimaalik oo Alshabaab u qaabilsanaa keydinta macluumaadka saldhigga Ceelbuur ayaa lasoo tagey qori nuuciisu yahay AK47.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxa uu sheegey in uu Argagixisada  uga biirey Muqdisho oo laga kaxeeyey 3-sano kahor isagoo ah arday dhigta dugsiga sare, markaas kadib waxa uu tababaro ku qaatey meelo kala duwan, dhaqamada Argagaxisada ee foosha xun iyo duruufaha adag ee soo wajahaya xubnaha kooxda ayuu sheegey in ay isaga ku qasabtay soo baxsashadiisa iyo in uu isisoo dhiibo.

Previous Post

Wasiirka Ganacsiga XFS Oo Amaro Duldhigay Bangiyada Ganacsiga Ee Dalka

Next Post

Duqa Muqdisho Oo Ku Baaqay In Loo Midoobo La Dagaallanka Argagixisada Al-Shabaab

Next Post
Duqa Muqdisho Oo Ku Baaqay In Loo Midoobo La Dagaallanka Argagixisada Al-Shabaab

Duqa Muqdisho Oo Ku Baaqay In Loo Midoobo La Dagaallanka Argagixisada Al-Shabaab

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In