Wednesday, October 1, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cabdulqaadir Firdhiye oo loo doortay madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
August 30, 2025
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO(LAASCAANOOD): Cabdulqadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) ayaa loo doortay Madaxweynaha cusub ee Maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, kadib markii uu wareeggii labaad ee codbixinta musharrax Cabdirisaaq Khalif uu ka tanaasulay doorashada.

Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali ayaa loo dhaarin doonaaa madaxweynaha cusub ee maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ee 2025-2030 hoggaamin doona.

Related posts

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Barwaaqada Carruurta

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Barwaaqada Carruurta

October 1, 2025
Wasiirka Awqaafta oo ku dhawaaqay qiimo-dhimis lagu sameeyay adeegga Xajka Sanadka 1447H / 2026

Wasiirka Awqaafta oo ku dhawaaqay qiimo-dhimis lagu sameeyay adeegga Xajka Sanadka 1447H / 2026

October 1, 2025

Previous Post

Murashaxiinta u tartamaya madaxtinimada Dowlad goboleedka Waqooyi Bari oo Baarlamaanka ka horjeediyay khudbadahooda

Next Post

Guddoomiyaha SoDMA oo mashruuc ka daahfuray Jalalaqsi

Next Post
Guddoomiyaha SoDMA oo mashruuc ka daahfuray Jalalaqsi

Guddoomiyaha SoDMA oo mashruuc ka daahfuray Jalalaqsi

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Barwaaqada Carruurta

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Barwaaqada Carruurta

October 1, 2025
0

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan muhiim ah oo lagu ansixiyay Axdiga Afrika ee...

Wasiirka Awqaafta oo ku dhawaaqay qiimo-dhimis lagu sameeyay adeegga Xajka Sanadka 1447H / 2026

Wasiirka Awqaafta oo ku dhawaaqay qiimo-dhimis lagu sameeyay adeegga Xajka Sanadka 1447H / 2026

October 1, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa ku dhawaaqay in qiimo-dhimis...

Agaasimaha Guud ee Qorsheynta oo la qeyb-galay madasha caalamiga ah ee horumarka Busan 2025

Agaasimaha Guud ee Qorsheynta oo la qeyb-galay madasha caalamiga ah ee horumarka Busan 2025

October 1, 2025
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Shire, ayaa ka qeybgalay Madasha Busan...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay daah-furka adeegga Xajka sanadka 1447/ 2026

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay daah-furka adeegga Xajka sanadka 1447/ 2026

September 30, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo caawa ka qeybgalay Munaasabadda Daahfurka adeegga Xajka sanadka 1447/...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In