Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Carruurtii Dhawaan lagu Xareeyay xarun lagu Xanaaneeyo oo deeq dhar ah loo qaybiyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Carruurtii Dhawaan lagu Xareeyay xarun lagu Xanaaneeyo oo deeq dhar ah loo qaybiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Caruurtii dhawaan marwada madaxweynaha jamhuuriyadda ay ku xaraysay xarun lagu xanaaneeyo oo ku taalla Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir ayaa maanta la gaarsiiyay Raashin kala duwan waxaana Raashinkan ku deeqday Hay’ad lagu magacaabo Xaseni oo ka shaqeysa Arrimaha samafalka.

Xasan Cadow Tuuryare oo kamid ah Mas’uuliyiinta Hay’adda Xaseni ayaa sheegay inay siiwadi doonaan caawinta Carruurtaasi isagoo intaasi kadibna Deeqda Raashinka ah ku wareejiyay Guddoomiyaha Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir Cismaan Muxudiin Cadaawe.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Guddoomiyaha Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir Cismaan Muxudiin Cadaawe ayaa markii Raashinka lagu wareejiyay kaddib waxa uu u mahadceliyay Hay’addii deeqda soo gaarsiisay Carruurta lagaso Uruuriyay Waddoyinka Caasimadda Muqdisho, wuxuuna xusay in Raashinkan uu Carruurta ku filanaan doono muddo bil kabadan.

“marka hore waxaan u mahadcelinaa Hay’ada Xaseni oo uu wakiil ka yahay Xasan Cadow waxaan leenahay waa mahadsan tihiin waa idinka guddoonay deeqdaan Raashinka ah oo ka kooban burka,bariiska sokor saliida malmalaadada iyo qudaarta dhan raashinkaan waxaa loogu talagalay in Caruurta ay ku noolaadaan bil iyo bar iyo laba bilk u dhawaad”

Muddooyinkii dambe ayaa waxaa Soobadanayay gargaarka la gaarsiinayo Carruur horay darbi jiif u ahaa oo iminka lagu xanaaneeyo waxna lagu baro Xarun dhawaan Marwada Madaxweynaha dalka Sahra Cumar Xasan ay ka furtay Degmada Cabicasiis ee Gobolka Banaadir waxaana xusi mudan in Carruurtaasi ay Xaaladoodu soo wanaagsanaaneyso Waqtigaan isla markaana ay heleen Taageero Madax iyo Mid shacab intaba.

Previous Post

Dhageyso Warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Wadi Ka Socda Maamulka K.Galbeed Soomaaliya Oo Lagu Soo Dhaweyay Deganka Doonfuul.(Sawirro

Next Post
Wadi Ka Socda Maamulka K.Galbeed Soomaaliya Oo Lagu Soo Dhaweyay Deganka Doonfuul.(Sawirro

Wadi Ka Socda Maamulka K.Galbeed Soomaaliya Oo Lagu Soo Dhaweyay Deganka Doonfuul.(Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In