Wasaaradda arrimaha dibedda ee Dalka Maraykanka ayaa sheegtay in hay’adda dambi barista Maraykanka ee FBI iyo Dowladda Kenya ay iska...
Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in la kordhiyo baahiyaha arrimaha Beni’aadannimada sanadka 2020-ka iyadoo loo eegaayo dagaallada waqtiga dheer iyo...
Ardayda Afrikaanka ee ku xayirmay cudurka Corona virus ee ka dillaacay magalada Wuhan ee dalka Shiinaha ayaa dalbaday in loo...
Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka Liibiya Ghasaan Salaama ayaa si cad u muujiyay sida uu uga...
Allaha u naxariistee waxaa maanta geeriyooday fannaakii caanka ahaa ee reer Suudan Salaax Ibnul baadiya. Salaax oo ka mid ah...
Kampala- 1-7-2019, Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Uganda islamarkaana lagu xusayay 59-guuradii ka...
Kampala 9-April 2019, Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda Mudane Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) oo dhawaan dowladda...
Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Uganda Mudane Cabdiwali Cali Faarax ayaa ka qayb galay xaflad balaaran oo loo sameeynayay dufcadii...
Dowladaha Jabuuti iyo Eretrea ayaa Shalay gaaray heshiis horudhac ah oo u Gogol-xaaraya in lasoo Af-jaro colaaddii muddo ka taagnayd...
Macalinkii hore ee Kooxda Arsenal Arsene Wenger oo booqasho ku tagay dalka Liberia ayaa waxaa uu soo dhaweyn wanaagsan ka...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Australia Danjire Dr Faysal Axmed Salaad ayaa si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa si rasmi...
Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa guddoomiyay shir muhiim ah oo ay isugu...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho