Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warka kooban ee Radio Muqdisho, qeybta Afka Qalaad. Halkan ka dhageyso https://www.facebook.com/RadioMogadishu/videos/2710295789262455/
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warka kooban ee Radio Muqdisho, qeybta Afka Qalaad. Halkan ka dhageyso https://www.facebook.com/RadioMogadishu/videos/2891659274378970/
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 271...
17 qof ayaa geeriyootay, laba kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii Gaari Caasi ah, oo ay saarnaayeen dad shacab...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa si rasmi ah caawa u...
Bismillaaahi Al-raxmaani Alraxiim, Asalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wa barakaatu 1442/9/1 H 2021/4/13 M Munaasibadda bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo...
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud....
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho