Barnaamijka Dhacdooyinka maanta oo ka mid ah barnaamijyada maalin-laha ah ee ka baxa Radio Muqdisho, 09:30 illaa 10:30 habeenimo, ayaan idin...
Barnaamijka Dhacdooyinka maanta oo ka mid ah barnaamijyada maalin-laha ah ee ka baxa Radio Muqdisho, waxaan idin kugu soo gudbinnaa...
Diyaar garowgii ugu dambeeyey ee loogu diyaar garoobayey furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baaramaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo gebageboobay ayadoo la...
Xafladan lagu xusayay 5-sano guuradii ka soo wareegatay maanta oo kale markii la aas aasay Idaacadda Kulmiye oo kamid ah...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha...
Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyay ku talagalka Miisanaiyadda Qaranka ee sanadka 2016-ka kaddib kulan ay mudanayaashu maanta ku yeesheen...
Kulankani oo looga hadlayey dardar gelinta howlaha dib u eegista dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa lagu qabtay xarunta Villa...
Casho Sharaftan loo sameeyay Xildhibaan C/qaadir Macalin Nuur Siyaad oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud Oo ay wehliyaan Ergayga Gaarka ah ee Q.midoobay u qaabilsan Soomaaliya, xubno...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho