Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni ayaa ka warbixiyay tirada kiisaska Fayriska Corona ee dalkaas laga helay , waxaana uu sheegay in...
Wasaaradda caafimaadka ee dalka Suudaan ayaa sheegtay in la hayo qofkii ugu horeyey ee dalka dhexdiisa laga helo cudurka Coronavirus....
Wasaaradda Arrimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa War-saxaafadeed ay arrinkan ka soo saartay ku caddeysay...
Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Uganda ayaa sheegtay in 4 qof oo hor leh laga helay cudurka COVID-19, midaas oo ka...
Dayn cafin si loo yareeyo faqriga Mashruuca dalalka faqiirka ah e aad u daymaysan waxaa howlgaliyay Sanduuqa Lacagta caalamka iyo...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay shalay in dalkiisa laga hirgelinayo bandaw bilaabnaya maalinta Jimcaha, kaasi oo ah...
Cudurka ayaa laga helay nin 50-sano jir ah oo ka yimid magaalada Paris waxaana la sheegay in lakarantiilay isaga xaaskiisa...
Ra’iisul Wasaaraha Dalka Talyaaniga Giuseppe Conte ayaa amar ku bixiyay in la xiro gobolka waqooyiga ee Lombardy iyo 14-gobol oo...
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay qofkii ugu horeeyey ee u geeriyooda cudurka 'coronavirus' kaasoo ku dhintay waqooyiga-galbeed Washington State. Saraakiisha ayaa...
Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay 37 kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii uu dhulgariir ka dhacay gobolka Van...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo lagu...
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey laba xubnood oo buuxinaya boosaskii ka bannaanaa Guddiga Madaxa-bannaan...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho