Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna sawirrada shirka horumarinta istiraatiijiyadda Warbaahinta Soomaaliya, kaasi oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha...
Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyay ku talagalka Miisanaiyadda Qaranka ee sanadka 2016-ka kaddib kulan ay mudanayaashu maanta ku yeesheen...
Heesta maanta waa Wadani, Magaceedu Waa Calankeena, Waxaa qaadaya Maryan Mursal Ciise Bootaan, Dhageysi wacan. Haddi aad dhageysato bal...
Kulanka Golaha guud ee Ururka Idaacadaha Dowlahada Carabta kalfadhigiisii caadiga ah ee 35-aad ayaa waxaa maanta oo Jimco ah lagu...
Waxaa garoonka Diyaaradaha Aden Cade ee magaalada Muqdisho saakey laga soo dejiyey Meydka Allaha U naxariistee Marxuum Cabdullaahi Xasan Maxamuud ...
Waa barnaamij aan ka soo ururinay keydka baaxadda weyn ee Radio Muqqdisho, waxaana uga hadli doonaa Taariikhdii Madaxweynihi Hore ee...
Mogadishu, 03 October 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye)...
Shirka Guud ee Qaramada Midoobay ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Xarunta QM ee New York, waxaana shirweynahan ay...
Barnaamijka soo nooleynta dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed oo in muddo ah ka socday magaalada Muqdisho islamarkaana ay soo qaban qaabisay...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u magacaabay Golaha Wasiirrada cusub...
RADIO MUQDISHO:- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenka Amniga Gudaha XFS Sulub Axmed...
Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa...
Muqdisho, 10 Luulyo 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho