Guddoomiye ku xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale, iyo Guddoomiyaha degmada W/Nabadda Saynab Xaabsey ayaa...
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Guudlaawe Xuseen, oo ku hadlaya Afka Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Hirshabeelle ayaa tacsi tiiraanyo...
Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed, Yoon Suk-yeo, ayaa sheegay maanta oo Arbaca ah inuu ka fiirsan doono hakinta heshiiskii milatari ee labada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa wax ka bedel ku sameeyay xubno...
Af-hayeenka Wasaaradda Difaaca Ruushkaa, Igor Konashenkov oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay burburiyeen Laba difaac oo madaafiicda Goobta ah,...
Maleeshiyaadka khawaariijta arxanka darran ee Al-shabaab ayaa saaka Subaxnimadii hore laba qarax ku dhibaateeyey shacabka Degmadda Maxaas ee gobolka Hiiraan....
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xasan Maxamed Bulaale, ayaa booqasho shaqo...
Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo casuumaad rasmi ah ka helay Dowladda Imaaraadka...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene, Kusimaha Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda Itoobiya u...
Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho