Senator Cabdiqani Geele Maxamed, ayaa maanta loo doortay guddoomiyaha guddiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha, isagoo heley 10 cod, halka labadii...
Guddiga wadajir ah ee qaban qaabada doorashada madaxweynaha oo shalay la magacaabay ayaa maanta yeeshey kulankii ugu horeeyay oo ay...
Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo xafiiskiisa Aqalka Sare kulan...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan muhiim ah la qaatay saraakiisha...
Digniin ay si wada jir ah u soo sareen Shacabka, Saraakiisha iyo ciidamada Kooxa hubeeysan ee reer Falastiiniyiinta, ayay ugu...
Kulan ay goor dhowyeesheen Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Xildhibaan Sheekh...
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug mudane Cali Dahir Ciid ayaa Shir guddoomiyay Shirka Amniga Dagmada Cabudwaaq. Shirkaan oo ay...
Waxaa goor_dhow furmay kulankii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, kaasi oo uu shir guddoominayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Gantaallada Javelin-ka ee Mareykanka uu siiyay Ukraine ay sameeyeen isbedel dagaal oo dhab...
RADIO MUQDISHO:- Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay warbixinta natiijada doorashadii golayaasha degmooyinka Gobolka Banaadir....
RADIO MUQDISHO:-Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo la hadlay Telefishinka Al-Jasiira ayaa sheegay in Israa'iil ay doonayso...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Jamhuuriyadda Carabta ee Suuriya ayaa si kulul u cambaareysay kuna gacan sayrtay aqoonsiga dhex maray Israa’iil iyo Somaliland,...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Haashimi ee Urdun, Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka ee Aljeeriya, Midowga Jasiiradaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho