Degaanka Qaayib oo sakay dagaal Gaadmo ah ay kusoo qaadeen khawaarijta, ayaa waxaa gaaray Wasiirka Amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan...
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur Galbeed Wasiir Abdinasir Abdi Arush oo uu wehliyo Agaasimaha guud Wasaaradda @Dini...
Xubnaha Guddiga Xeer Hoosaadka, Daryeelka, Anshaxa iyo Xasaanadda ee Golaha Shacabka, ayaa maanta kulan dib u eegista xeerhoosaadka Golaha Shacabka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Tacsi u diray Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane...
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Degmada Ceelberde...
Wasiirka Amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe iyo Guddoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Xuseen shire Bukhaari ayaa booqday Ciidamada xoreynta Deegaanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb-galaya shirka caalamiga ah ee Cimilada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u magacaabay Mudane Nasa Ige in uu noqdo Lataliyaha xiriirka caalamiga...
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Mudane Axmed Macallim Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Xudur,...
Shirkan oo ah midkii u horreeyay muddo sanno ka badan ay yeelanayaan Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee heer Federaal...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...
Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho