Rag ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab,ayaa lagu dilay ku dhowaad 10 kalane way ku dhaawacmeen, howlgal qorshaysan oo Ciidanka gaarka ah...
WAR-SAXAAFADEED قال الله تعالى " وتعاونوا على البر والتقوى ولا تعاونوا على ......"الإثم والعدوان Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha...
Danjiraha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya u fadhiya wadanka Suudaan Mudane Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa maanta kulan la qaatey Wasiirka Caafimaadka Dawladda...
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Mudane Axmed Macallim Fiqi iyo wafdi uu horkacayo, ayaa goordhow gaaray magaalada Xudur ee...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dhaqaatiir ka socday dalka aan walaalaha nahay...
Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka amniga maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe oo uu ka mid yahay guddoomiyaha gobolka Mudug Axmed...
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG...
Hay’adda İHH oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa gaarsiisay raashin bisil iyo lacag dadkii ku dhaawacmay qaraxii 29 October ee...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Bakool ee Koonfur Galbeed iyo Saraakiisha ciidamada ayaa hadal dhiiri-gelin iyo dardaaran isugu jira u jeediyay ciidamo...
Wasaradda Beeraha iyo Waraabka JFS oo uu hogaaminaayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda mudane Asad Cabdirizaq Maxamed ayaa soo gaaray Xarunta Dhexe...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...
Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho