Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta daah-furay shirwaynaha 1aad ee Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed oo masuul...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Xil. Cabdullahi Cumar Abshirow ayaa maanta Tababar socon doona muddo (Afar) maalmood ah...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan, ayaa maanta soo xiray kalfadhigii 5aad ee goloha Deeganka Degmada Gaalkacyo oo ka...
Hawlgallo guulaystay oo ay iska kaashadeen Sirdoonka Qaranka iyo saaxiibadooda caalmiga ah ee taageera ayaa lagu laayay horjoogayaal iyo maleeshiyaad...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa ka qayb-galay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumqdda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan, oo kulan sagootin ah u sameeyey Dhaqaatiirta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka deegaanka iyo isbaddalka cimmilada ee Jabuuti ayaa...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Oo magacowday Guddi ka talo bixiya dib u hawlgalinta Soomaali Airlines. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...
Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho