Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in cidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed Soomaaliya ay si rasmiga...
Shirka wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa si rasmi ah maanta uga furmay magaaladda Muqdisho....
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gargaarkii ugu horeeyay u dirtay deegaannada gobolka Hiiraan ee laga xoreeyay kooxaha argagixisada ah ee Al-Shabaab,...
Wasiiro, Xildhibaanno ka mid ah Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Guddoomiyaha Gobolka Hiiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka Maaliyadda iyo Siyaasadda...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Madaxa Hey’adda TIKA ee dalka Turkiga Mr....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu ka qeyb Meertada...
Ciidamada xogga dalka iyo kuwa deegaanka oo is kaashanaayo ayaa maanta Argagaixisada Alshabaab kala wareegay Deegaanada ka ah; Saydheelow, Buula...
Dowladda Soomaaliya ayaa 27 bishan oo bari ku beegan Dalka Dib ugu Soo Celineeysa ilaa 9 Dhallinyaro Soomaaliyeed oo Tahriib...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdiramaan Yuusuf Cadasla ayaa sheegay in Al-shabaab Afar weerar oo ay soo qaadeen degaanka...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha lagula dagaalayo argigixisada Al-shabaab ayaa haya howlo qaran oo taariikhi ah iyaga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...
Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho