Mas’uuliyiinta iyo Shaqaalaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta Olole Isxilqaan ah ka fuliyay xarunta dhexe ee...
Hay’adda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SODMA), ayaa gurmad degdeg ah u dirtay ku dhawaad 1,400 oo qoys oo ku...
Guddiga Gaadiidka, Hawlaha Guud, Duulista Hawada, Dekedaha iyo Tamarta, ayaa maanta kulan-hawleed la qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Hawlaha Guud oo uu...
Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Shiikh Xasan, ayaa Maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 5aad ee Golaha deegaanka Degmada kulankiisii...
Hawl-wadeenno ka socda Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa safar aqoon kororsi ah ugu socon...
Guddoomiyaha Degmada Xudur ee xaruunta Gobolka Bakool Cumar Cabdulaahi Maxamuud "ATUU" ,ayaa maanta kormeer iyo indha-indheyn ku tagey mashruuca dib...
Guddoomiya gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Dhallinyarada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee...
Hawl-wadeenno ka socda wasaaradda qorsheynta,maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya ayaa safar aqoon kororsi ah shan cisho ah ku soo qaatay ...
Ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa dadka deegaanka oo sii wada howlgalada ka dhanka ah argagixisada Al-shabaab ayaa saakay la wareegay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...
Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho