Safiirka Soomaaliya ee dalka Yugaandha, Cali Maxamed Maxamuud (Cagabaruur ) ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Muftiga guud ee dowladda Yugaandha, Sheekh...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Maamul Goboleedka Puntland. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha...
Xaalada abaar ee ka jirta miyiga oo ah mid saameynteedu sii baahayso xilli walba ayaa sababeysa in ay sii kordhaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira Wasiiro iyo xildhibaanno ayaa gaaray...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo soo xiray Kulan-Wadareedka Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa Wasiirrada ku...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula qaatay qaar ka mid ah isimada...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kashanaya dadka dega deegaannada galbeed ee Beledweyn ayaa sameeyay howlgallo lagu xoreeyay 3 deegaan oo...
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed, mudane Saalax Jaamac ayaa sheegay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay yihiin bulshada qeybta ugu...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Federaalka ee...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay fulinta mashruuca Biya-Mareenka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...
Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho