Danjiraha Soomaaliya u fadhiya waddamada Benelux iyo Midowga Yurub Danjire Yoonis Yaasiin Xaashi , ayaa ka warbixiyay xaflad ka dhacday...
Guddoomiyaha Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimadda Galmudug Mudane Cabdiraxmaan Cali Maxamed “Geedaqorow”oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud iyo Wasiiro ka mida...
Madixii Argagixisada u qaabilsanaa cunta karinta Gobolka Baay Cali Madkeer Mad-muumin oo nabad-diidka Gobalka Baay, ayaa u yaqaanaann Dheere Cali...
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, ayaa maanta xariga ka jaray xarunta Wasaaradda Gargaarka iyo Mareynta Musiibooyinka Hirshabele. Dhismaha Wasaaradda...
Maamulka degaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud iyo saraakiisha ciidamada qalabka sida ee ku sugan degaankaas ayaa maanta goob fagaare ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo si...
Mid ka mid ah TV-yada Ruushka ayaa Jimcihii shalay baahiyay muuqaallo ku saabsan muwaadiniin Mareykan ah oo lagu la’aa dalka...
Howlgallo lagu ciribtirayo haraadiga maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ka socda deegaanno u dhaxeeya degmooyinka Beledweyne, Matabaan iyo Maxaas ee Gobolka Hiiraan....
Waxaa saaka dalka ka bilaabanaya Imtixaanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada sare, kaas oo ay qaaddo wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta...
Maamulka Galmudug oo war ka soo saaray dagaalkii Baxdo ayaa dadka deegaankaas ku bogaadiyey sida ay isaga caabiyeen weerarkii ay...
Muqdisho, Soomaaliya- 11 Agoosto, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa wadahadal...
Muqdisho, Soomaaliya – 11 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa...
Muqdisho, Talaado 11 Agoosto 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan la yeeshay Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho