Barakacayaasha ku jira Kaamamka Magaalada Galiinsoor ayaa lagu soo waramay in ay wajahayaan xaalad adag oo dhanka noolasha ah iyo...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha XFS Siciid Xuseen Ciid ayaa manta daah-furay Masraxa Horumarinta Beeraha oo muddo 30 sano kadib lagu sameeyay...
Xubnaha safaaradda Kanada oo uu hoggaaminaayay xoghaya koowaad ee safaaradda ayaa warbixin ka siiyay Ergayga howlaha horumarinta iyo gargaarka isugu...
Wasaiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle oo Warbaahinta Qaranka Soomaliyeed kula hadlay Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug ayaa faahfaahin...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa xeray tababar ku saabsan hal abuurka waxsoosaarka Warbaahinta Bulshada. 36 suxufiyiin ah oo...
Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban Mudane Xamse Cabdi Barre oo khadka telefonka kula hadlay Madaxweyneynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafa Maxamed Cagjar...
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan gurmadka abaaraha ayaa maanta daah furay Barnaamijka Gurmadka Degdega ah ee looga jawaabayo...
Dayib Macallim Maxamed Xasan iyo Xaliimo Cabdi Mursal Ibraahim ayaa lagu xukumay min 15-sano oo Xabsi Ciidan ah, kadib markii...
Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya mudane, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen,...
Dawladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Safaaradda JFS ee dalka Ethiopia iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ayaa caasimadda Addis Ababa si...
Muqdisho, Soomaaliya- 11 Agoosto, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa wadahadal...
Muqdisho, Soomaaliya – 11 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa...
Muqdisho, Talaado 11 Agoosto 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan la yeeshay Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho