Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka ah ayaa maanta soo xirtay Tababar qeyb ka ahaa ololaha Wacyigelinta Canshuurahaย ย iyo la tashiga bulshada...
Hay'adda khayriga ah ee Zamzam Foundation ayaa maanta gaarsiiyey deeq raashin ah oo loogu talagaley in lagu caawiyo kun qoys...
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa Maanta gudaha dalkaas ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka Ganacsi ahaan u...
Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lavrov, oo booqasho ku tagay Iiraan ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu isku dayayo inuu wax...
Kusimaha madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey...
Dawladda Kuwait ayaa kala dirtay golaha baarlamaanka ee dalkaas, waxaana dhaxal-sugaha boqortooyada Kuwait uu ku baaqay in la qabto doorashooyin...
Sida ay warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen saraakiisha ururka 5-aad ee guutada 16-aad ee ciidanka kumaandooska Danab, ugu yaraan labo xubnood...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Mudane...
Duqa Degmada Gaalkcyo Mudane Cabdirahman Sheekh Xasan oo ay wehlinayaan qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Deeganka iyo Agaasimaha arimaha...
Raโiisal Wasaaraha Dawladda Ethiopia Dr Abiy Ahmed ayaa si rasmi ah ugu casumay safaaradda JFS ee Addis Ababa munaasabad lagu...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...
Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho