Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay go’aanka guddiga doorashooyinka Federaalka oo maanta iclaamiyey deegaan doorashada labaad...
Go’aanka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal- FEIT ee deegaan doorashada 2-Aad ee Jubbaland. Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ayaa sheegay in...
Liiska Xildhibaanada Shahaadada qaatay ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Waxaa xusid mudan Xubnaha Baarlamaanka Labada Gole ee Koonfur Galbeed ay...
Waxaa hoolka Afisyoone ka socota qaban qaabada xafladda dhaalinta xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka 11 aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, guddiga...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa caawa fasaxay kuraasta kala ah HOP204 iyo HOP103, oo laga soo doortay deegaanada Koonfur Galbeed....
Wasiirka Gaadiidka iyo Dulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta shir gusdoomiyay Shir ay Muqdisho...
Xoghayaha Guud ee Golaha shacabka ayaa Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u diray fariin ah in Xildhibaannada oo wata aqoonsiyadooda ay...
Hey'adda cuntada adduunka ee WFP oo kaah-shaneysa Wasaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb xalay ku qabatey munaasabad...
Magaalada NEW DELHI Caasimadda Dalka Hindiya, Xafiiska Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Hindiya waxaa si rasmi ah Xilalka ugu kala wareegay...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho