Wasaaradda arrimaha dibadda Ukraine ayaa maanta oo Sabti ah sheegtay in Ciidamada Ruushka ay duqeeymo ka geeysteen Masaajid ay magangelyo...
Guddiga Hirgalinta doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay in doorashada kuraasta ugu dambeysa ee golaha shacabka, kuwaas oo doorashadooda la qabanayo...
Hindiya ayaa Jimcihii shalay xaqiijisay in si aan ku tala gal aheen ay Gantaallo ugu riday dalka ay muddada colaada...
Ciidanka xooggga dalka, gaar ahaan guutada 7-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah maleeshayada Al-shabaab ka sameeyay...
Gudiga hirgalinta doorashada Hirshabeelle SEIT, ayaa shaaciyay qabashada doorashada Afar kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka...
Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay, ayaa sare u qaadaysa gargaarka ay u fidiso kumanaanka qof ee ka soo barakacay...
Allaha u naxariistee Maxamuud Muxumed Kuulow oo ka mid ahaa xildhibaanada cusub ee golaha shacabka ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi...
Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhin doono dalalka Scandinavian-ka, gaar ahaan dalka Sweden, Danjire Mohmed Hassan Abdi ayaa si diiran loogu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cabdi Siciid Muuse ayaa xariga ka jarayay dhismayaal lagu soo kordhiyay safaaradda Soomaaliya ee Dalka...
Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa hal maalin dib u dhigay doorashada 3 kamid ah kuraasta golaha shacabka,...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho