Tuesday, May 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

UNHCR oo walaac ka muujisay xaaladda dadkii ku barakacay Abaaraha

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
UNHCR oo walaac ka muujisay xaaladda dadkii ku barakacay Abaaraha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay, ayaa sare u qaadaysa gargaarka ay u fidiso kumanaanka qof ee ka soo barakacay abaaraha ba’an ee ka jira Soomaaliya, ka dib saddex xilli oo roobaad oo xiriir ah oo aan di’in, kuwaasoo xaalufiyay dalagyadii iyo xoolihii.

Toddobaadkii ugu horreeyay ee bishaan Maarso oo keliya, in ka badan 17,000 oo qof oo ku nool gobollada koonfurta dalka ayaa ku barakacay abaarta, kuwaas oo ku biiray tobanaan kun oo qof oo sidan oo kale ugu barakacay guud ahaan dalka intii u dhexeysay bilihii January iyo February ee sannadkan.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026
Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

May 19, 2026

Haddii sida ay hadda wax u socdaan la sii wado, UNHCR waxay ku qiyaastay sanadka 2022 oo keliya in nus milyan qof oo Soomaali ah ay u badan tahay inay barakacaan ka hor dhammaadka Maarso.

Inta badan waxaa lagu soo waramayaa inay yihiin caruur, dad waaweyn, iyo hooyooyin uur leh.

UNHCR waxay si dhow ula shaqaynaysaa la-hawlgalayaasha bini’aadantinimada si loo gaarsiiyo gargaarka aadka loogu baahan yahay, Ilaa hadda agab hoy, agab nadaafadeed, iyo agab kale ayaa la gaarsiiyey 36,000 oo qof oo ay abaaruhu saameeyeen oo  ku nool dalka, sida lagu sheegayqoraal ka soo baxay UNHCR.

Previous Post

Maxamuud Kuulow oo ka mid ahaa xildhibaanada cusub ee BF oo geeriyooday

Next Post

Guddiga doorashooyinka Hirshabeelle oo shaaciyay jadwalka doorashada Afar Kursi

Next Post
Galmudug ayaa shaacisay afar ka mid ah kuraasta baarlamanka oo lagu soo lagu qaban doono Dhuusamareeb

Guddiga doorashooyinka Hirshabeelle oo shaaciyay jadwalka doorashada Afar Kursi

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

May 19, 2026
0

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka Isku Aadka Qaramada Afrika loo qori tuuray

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka Isku Aadka Qaramada Afrika loo qori tuuray

May 19, 2026
0

Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka XDS oo guddoomiyay kulan amniga looga hadlayey

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka XDS oo guddoomiyay kulan amniga looga hadlayey

May 19, 2026
0

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In