Booliska dalka Ukraine ayaa shaaciyey in la xaqiijiyey geerida 7 qof oo lagu dilay duqeymaha Ruushka, saraakiisha booliska ayaa warbaahinta...
*Madaxweyne Vladimir Putin ayaa amray in howlgal gaar ah ciidankiisa ku qaadaan dalka Ukraine Khamiista maanta ah si loo ciribtiro...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Xildhibaannada dhawaan la doortay ee...
Wajiga Kowaad ee shirka horumarinta Daah-furnaanta iyo dowlad Wanaagga oo ay ka qayb qaleen dhammaan mas’uuliyiinta hay’adaha kala duwan ee...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in Wasaaradda iyo hay’adda lacagta adduunka ee...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shirka Amniga Qaran oo looga hadlayay xooninta amniga Dalka,...
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maanta shaaciyay guddiyadda xulista sedex Kursi. Kuraasta ay shaaciyeen Guddiga ayaa...
Iyadoo saacadihii la soo dhaafay ay sii kordhayeen dalalka tageeray cunaqabateyn lagu soo rogay dalkiisa, ee looga jawaabaya xiisadda Ukraine,...
Afhayeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Maxamed Ibraahin Macallimuu ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii dalka Turkiga looga...
Dowlada Shiinaha ayaa Xue Bing, u soo magacaawday in uu noqdo ergay u qaabilsan geeska Afrika. Xue ayaa horay uga...
RADIO MUQDISHO:-Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayay 20-guurada ka soo wareegtay aas-aaska Galmudug, taas oo ku beegnayd 14-ka...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise,...
RADIO MUQDISHO:-Danjire Axmed Jaamac Cumar Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonaa dalka Sudan ayaa noqday safiirkii ugu horeeyey ee...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho