Senator Xasan Iidow Kobac ayaa sheegay inay joogteynayaan biyo dhaaminta ay u sameeynayaan qoysaska ay abaartu saameysay ee ku nool...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxmed Nuur iyo Xubno kale oo qeyb ka ah Wafdiga Wasiirka Difaaca Soomaaliya...
Taliyaha qeybta 27-aad ee ciidanka xooga dalka Jeneraal Axmed Maxamed Calasow Tareedisho ayaa maanta gaaray degmada Buulaburde ee Gobalka Hiiraan....
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hor tegay weerar ay doonayeen nabadiidka Al-Shabaab inay ku qaadaan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, oo ka qayb galaya meertada 48-aad ee Shirka Wasiirrada Arrimaha...
Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka Mali Soumeylou Boubèye Maïga, ayaa maanta geeriyooday isagoo 67-sano jir ah. Ra'iisul wasaaraha ayaa sanadihii...
Ra’iisal wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid AUN Sheekh Shariif Sheekh Muxayadiin Celi. “Waxaan ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida Alle ha...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Qadar, ahna wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga Khalid bin Mohammad...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax oo ku sugan Degmada Galdogob ayaa kormeer ku...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho