Magaalada Garoowe maanta waxaa ka furmay Shirwaynaha koowaad ee Cilmibaarista Caafimaadka Guud ee Qaranka, kaas oo ay soo qaban qaabiyeen...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray dhismaha wadada isku xirta...
Bayaan ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Faransiiska ayaa lagu sheegay in Jean-Yves Le Drian iyo dhiggiisa Jarmalka Annalena Baerbock...
Magaalada Baydhabo waxaa ka socota doorashada shan ka mid ah kuraasta golaha shacabka, waxaana ku soo baxay doorashadaas qaar ka...
Madaxa Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka ee dalka Turkiga Bekir Bozdağ, ayaa loo magacaabay Wasiirka cusub ee Cadaaladda dalka Turkiga, ka...
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo isugu jira Millateri, Boolis iyo Nabadsugid ayaa howlgal lagu xaqiijinayo amniga waxay ka...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa ku booqday Hoygiisa Istanbul Agaasimaha...
Guddiga Maamulka Doorashada Heer D/G Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 5 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS...
Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fawziya Abiikar Nuur iyo Wafdiga ay hogaamineyso oo gaaray Garoowe ayaa halkaasi loogu...
Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb Macalin Cabdirahman Cali Maxamed "Geedaqorow"oo ay wehliyaan Wasiiro iyo qaybaha bulshada Dhuusamareeb sida hoggaanka ururada haweenka, ganacsatada,...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin...
Galinsoor, Agoosto, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safarkiisa deegaanada Galmudug ee...
17- Aug Taliska Ciidanka XDS ayaa fashiliyay weerrar ay maleeshiyaadka Khawaarijtu kusoo qaadeen magaalada Baydhabo, oo ah Caasimadda KG ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho