Guddoomiyaha Guddiga doorashada heer dowlad goboleedka ee Galmudug Maxamed Daahir Guuleed ayaa maanta shahaadooyinka musharaxnimada guddoonsiiyey Jeneraal Saadaq Cumar Xasan...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ugu hanjabay wadanka Ruushka inuu la kulmi doono ciqaab adag oo ay ku jirto in...
Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee dowlad Goboleedka Jubbaland lagu doortayy Saddexda kamid ah Kuraastaย ย Golaha Shacabka,...
Shirka sannadkeedka Garsoorka Dalka oo sannadkii afaraad la qabanayo ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyada oo ay ka qeybgalayaan...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa NISA ee ka howlgala deeganada Dowlad gobaleedka Galmudug, ayaa bariga magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ka...
Ka dib markii Ruushku uu xadka Ukraine ka bilaabay dhoolatus milatari, ayuu Raโiisul wasaaraha Britain Boris Johnson ugu hanjabay Moscow...
Sida ay horay u shaaciyeen Guddiga hirgelinta doorashooyinka Dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta ay ka qabsoonto...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta oo Talaado ah khadka telefoonka wada hadal...
Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle ayaa waxa uu shaacinayay Jadwalka 6 Kursi oo ka mid ah Kuraasta taala magaalo Madaxda Dowlad Goboleedka...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo xirtay tababar mudo afar bilood ah la siinayay shaqaale caafimaad oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...
Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa goโaanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israaโiil ee ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho