Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay madaxa Ergayga Jaamicadda Carabta ee Soomaaliya, Danjire...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehelliyo Guddoomiye ku-xigeenka labaad Mudane Cabdullaahi...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Kuwait City ayaa...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Deegaanka ayaa xalay howlgallo qorsheysan ka fuliyay koonfurta Gobolka Mudug, gaar ahaan deegaanka Ceel-saacid...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Kuwait Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa...
Afhayeenka Wasaaradda gaashaandhigga XFS Sheekh Abuukar Maxamed Xasan ayaa sheegay in ay aad usoo dhoweynayaan dibedbaxyada ka dhanka ah nabad-diidka...
Qeybaha kala duwan ee shacabka gobolka Hiiraan ayaa gurmad iyo garab istaag la dhic joogsaday Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka Aboorreey ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa saakay hawlgal culus waxa ay ku qaadeen malleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta...
Madaxweynaha dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjiraha dowladda Ingiriiska u fadhiya...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...
Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho