Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo...
Waxaa galabta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug laga daah furay xarunta dhaqancelinta Galmudug"DRP" oo loogu talo galay in...
Wasiiru dawlaha wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle, Agaasimaha waaxda Hiddaha iyo Taclinnta Sare Mudane...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda...
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaan maanta soo gaba gabeeyey doorashada xildhibaannada u tartamayay kuraasta 6-da...
Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Salaadiin, Ugaasyo iyo nabadoono ka qayb galaya shirwayne...
Kulamo dib-u-heshiisin ah oo ku dhawaad 25 maalmood ka socday magaalada Baledweyne ee Gobalka Hiiran, kaas oo loo qabto beelaha...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray qaar kamid ah Degmooyinka...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Degmooyinka gobolka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Guddiga Maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Jubbaland , Guddiga...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...
Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho