Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Qatar,...
Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo Xaquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Federaalka Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta Muqdisho ka daahfurtay shir wadatashi...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) oo safar shaqo ku joogay magaalada Neyroobi...
Tartanka kubbadda cagta degmooyinka iyo deegaannada Gobolka Banaadir ee 2021 ayaa si habsami leh uga socda Garoomada Kubadda Cagta ee...
Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga...
Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa daawada xoolaha iyo biyo dhaamin ka bilawday deegaanno ka tirsan Degmada Caabudwaaq oo...
Shaqaalaha Madaxtooyada Qaranka ayaa maanta ka qeyb qaatay wareegga 19-aad ee Barnaamijka Is-xilqaan, kaddib markii uu hakiyey cudurka Karoonahu howlihii...
Danjiraha Soomaaliya ee Moscow, Xasan Cabdi Daa’uud, ayaa maanta waraaqaha Aqoonsiga Danjirennimo waxaa ka guddoomay Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin. Safiirka...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta si rasmi ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DWBS, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergayga...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho