Waxaa madasha kasoo qeyb galay Xubno Wasiiro ah iyo Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug ayaa ka qeyb galay xaflad loo sameeyay maalinta...
Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ku dhawaaqay in uu soo baxay nooc cusub oo kamid ah coronavirus ah, kaasoo halis...
Doorashada Xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa lagu waddaa in ay maanta ka bilaabato magaalada Baydhabo ee Caasimadda...
Safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur ) ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo...
Natiijooyinka Kulamadii Maanta ee tartanka kubbadda Cagata Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021 ayaa waxaa cayaar adag dhex martay Xidigaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan abaaraha ba’an ee ku...
Tababarkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Guddaha dowladaha hoose ee Koonfur Galbeed ayaa loo qabtay arday ka kala...
Xaflado ay horkacayaan Qaramada Midoobay ayaa maalinimadii shalay oo ku beegneyd 25-ka November ka kala dhacay guud ahaan dalalka caalamka,gaar...
Roobab Xoogan ayaa laga soo sheegaya deegaanada xeebaha ah ee ku teedsan Gobalada Nugaal iyo Mudug xilli gobalada dalka ay...
Isuduwaha caafimaadka degmada Cadaado Cabdi Xasan Cali oo wakiil ka ah wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa maanta MCH-ka magaalada Cadakibir ee...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin...
Galinsoor, Agoosto, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safarkiisa deegaanada Galmudug ee...
17- Aug Taliska Ciidanka XDS ayaa fashiliyay weerrar ay maleeshiyaadka Khawaarijtu kusoo qaadeen magaalada Baydhabo, oo ah Caasimadda KG ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho