Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji, ayaa ka qeyb galay kulan ay yeesheen Golaha Nabadda iyo...
War qoraal ah oo ka soo baxay Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Ciidamada Badda Mareykanka ay la wareegeen...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa maanta...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa DFS Xil. Maxamed Aadan Macalin (Somali) iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa kaga qeybgaly...
Deegaanka Laan-Qardhaas oo dhanka bari kaga beegan magaalada Dhuusamareeb 25 km una dhexeeya Deegaannada Bulacle iyo Beer-Cabdifaarax ayaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab...
Madaxweyne Ku-ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan la qaatay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane...
Guddiga Doorashada Goboladda Waqooyi ayaa Shaciyay kuraasta Odayaasha dhaqanka iyo bulshada Rayidka ee soo Xulayda ergada oo la tabab bari...
Dable Nisa Maxamed Cali Xuseen waxa uu geystay dhacdo argagax gelisa bulshada degmada BeledXaawo ee Gobalka Gedo, Kadib marki uu...
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa ka warbixiyay dhacdo lagu dilay laba Carruur Walaalo ah oo ka...
Shirka Wadatashiga iyo Qorshaha Horumarinta Dowlad-gobaleedka Galmudug ee afarta sano ee soo socota, ayaa maanta lagu soo gaban gabeeyay Magaalada...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho