Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed...
Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi ayaa Wasaaradda Warfaafinta Qaranka la qaysbsaday tacsida Tiraanyada leh ee Geeridii ku timid alle...
Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo u wehliyo Danjiraha Soomaaliya ee Masar ahna Wakiilka Joogtadda...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee La-dagaallanka Musuq-Maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud ayaa kullan la qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Hay’adda IOM Soomaaliya ayaa qalabka cabira heerka qandhada dadka ku wareejisay Wasaaradaha Caafimaadka ee Dowlad Goboleedyada Jubbaland,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay madaxda Hay’adaha Warbaahinta ayaa ammaanay kaalintoda wacyigelinta...
Agaasimaha Tacliinta Sare, ahna kusimaha agaasimaha guud ee Wasaarada Hiddaha Tacliinta Sare Dowlada Federaalka ee Sooomaaliya mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho