Waxaa maanta magaaladda Muqdisho ka furmay Shirka soo bandhigista iyo Ansixinta Istiraatiijiyadda xiriirka ee hirgalinta Qorshaha Hanaanka Dhab u Heshisiinta...
Waiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawsiya Abiikar Nuur ayaa 500,000 dose oo Tallaalka COVID-19 ah (Sinopharm) ka guddoontay Safiirka Dowlada Shiinaha...
Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal, mudane Maxamed Xasan Ciro , oo uu weheliyo Afhayeenka guud ee doorashooyinka, mudane Axmed...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Ku-Xigeenka Wakiilka Gaarka ah...
Wasiirka Wasaradda Qorsheynta Qaranka, Mudane Jamaal Macxamed Xasan ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Aqoon-isweedaarsi socon doona saddex cisho ah...
Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ahna ku-simaha Madaxwaynaha Mudane Cali daahir Ciid ayaa Magaaladda Dhuusamareeb ka furay Wadatashiga iyo Qorshaha Horumarinta Dowladgobaleedka...
Munaasabadda heshiiska lagu saxiixayay oo maanta lagu qabtay magaaladda Muqdisho waxaa heeso luuqadda Shiinaha ah ka soo jeediyay fanaaniinta Waaberi....
Heshiiskan is-af-garadka ah waxaa uu ku saabsan yahay dayactirka iyo qalabeynta Tiyaatarka qaranka, Radio Muqdisho iyo wakaaladda wararka SONNA, waxaana...
Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday in la dukado Salaad roob doon ah iyo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay howlgelinta Hay’adda Maareynta macluumaadka Kheyraadka Biyaha iyo Dhulka Puntland....
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho