Duqa Magaalada Dhuusamareeb Macallin Cabdiraxmaan Geedaqoroow, Wasiir kuxigeennada beeraha iyo shaqada iyo Wasiiru Dowlaha Caafimaadka Galmudug ayaa deeq ay iska...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa kulan kula qaatay Magaalada Baydhabo Gudiyada Hir-gelinta Doorashooyinka...
Telefeshinka Dowladda Sacuudiga ayaa sheegay in Ciidamada Isbaheysiga ay burburiyeen dooni xuutiyiinta Hub iyo walxaha qarxa u sidday, kadib weerar...
Shirka Wadatashiga Waasaaraddaha Caafimaadka Dowlad Gobaleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa galay...
Tartanka kubbadda Cagta Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir 2021 ayaa di habsami leh uga socda magaalada Muqdisho, kaasi oo ay...
Guddiga Maamulka doorashada kuraasta Somaliland ayaa u gudbiyey Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal in ay qaban doonaan 16 kursi oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kormeeray Wadada isku xirta Garoowe iyo Laascaanood, oo uu ku socdo...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Guddaha iyo dib uheshiisiinta Galmudug Ahmed Mahamed Xasan ayaa maanta Booqday Xafiiska Maamulka Gobolka Mudug. Wasiir...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeer Ku sameeyay Xarumaha ay...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho