Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar shaqo ku jooga magaalada Lyon ee Dalka Faransiiska...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-Goboleedka Galmudug. Ra’iisul Wasaaraha iyo...
Ciidanka la dagaalanka argagaxisada ee dalka Ingiriiska ayaa maanta seddax qof u xiray gari taksi ah ku qarxay goob kasoo...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa maanta safray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug....
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ka daah-furtay magaalada Kismaayo shirka wada-tashiga qorshe howleedka 2021-2022...
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maanta la geeyey qalabka loogu tala galay qabashada doorashooyinka dalka, xilli lagu wado...
Ciidamadda amaanka gaar ahaan Ciidanka Hubaysan ee NISA (Duufaan) ayaa howlgal balaaran xalay ka fuliyay Degmooyinka Hawlwadaag, Yaaqshid iyo Ceelasha...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir Arrimaha Gargaarka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdinasir Cabdi Carush oo ay xubno ka yihiin Agaasimaha Guud...
Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug C/raxmaan Cali Maxamed “Geedaqorow”oo ay wehliyaan wasiiru dowlaha wasaarada Caafimadka Galmudug Axmed Mire Cali...
Madaxwaynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goorwdhow ka ambabaxay Magaalada Kismaayo iyagoo ku sii...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho