Shirka dhameeystirka Nabadda iyo is dhex-galka Bulshada Xeraale iyo Huurshe oo ay soo agaasintay Wasaradda arrimaha Gudaha, Fedraalka iyo dib...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xaquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Federaalka Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa Muqdisho ku soo xirtay shirka wadatashiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallim, ayaa...
Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaararaha ayaa kulan la yeeshay Ku-xigeenka Wakiilka QM ee Soomaaliya Adam Cabdulmowla oo ay ka wada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa maanta tababar usoo xirtay shaqaalaha waaxda arrimaha bulshadda ee degmada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Xasan Cafiif oo kamid ah xiddigihii Xulka Qaranka...
Munaasabada daahfurka ololaha 16ka maalmood ee wacyi galinta ka hortaga tacadiyada loo geysto haweenka ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin...
War-Saxaafadeed kasoo baxay maanta Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa waxay Golaha Midowga Musharixiinta ka codsadeen inay keenaan caddaymo muujinaya in...
Wararka aan ka heleyno deegaanka Buula-Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose oo dhaca galbeedka magaalada Kismaayo waxay sheegayaan in Afar wiil...
Qoraal kooban oo hey'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ay ku baahisay barteeda Twitterka ayaa lagu shaaciyey in...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho