Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa maanta xilka u kala wareejiaya Agaasimaha cusub ee Maamulka iyo maaliyadda golaha murtida...
Markab laga leeyahay dalka Turkiga, oo ku guda jiray waajibaadkiisa kormeerka meel ka baxsan biyaha xeebaha Liibiya, ayaa soo badbaadiyey...
Wafdi ka socda dowladda Afghanistan iyo ururka taalibaan ayaa si wadajir ah u soo saaray qoraal ay ku sheegeen in...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , oo umadda Soomaaliyeed waxay ugu hambalyeenaysa munaasabadda Ciidul Adhxaa. Wasaaradda ayaa...
Ururka 5-aad, Guutada 16aad ee Kumaandooska Danab ayaa howlgallo qorsheysan waxay ka fuliyeen deegaano argagixisada ay ku dhuumaaleysanyeen oo ka...
Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ku sugan magaalada Camaara ee koonfurta gobolka Mudug oo maanta laga saaray argagixisada Al-Shabaab...
Cutubyo ka tirsan Guutada 9-aad ee ciidamada kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor ayaa maanta tababar loogu soo xiray xerada...
Kulan Ducaa oo luugu Tacsiyeenayay Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxay Allaha u naxariustee Ugaas Axmed Bare Cali (Ugaas Taakoy)...
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war qoraal ah ka soo saartay xoolaha lagu qallo xaafadaha xilliyada lagu...
Guddiga doorashada Baarlamaanka Jubaland ee loo magacaabay qabashada doorashada Aqalka sare iyo Guddiga maamulka doorashada heer Dawlad gobolleed ee Jubaland...
RADIO MUQDISHO(QAAHIRA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah soo gaaray Magaalada Qaahira...
RADIO MUQDISHO(Addis-Ababa):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo oo hal maalin ku tagay magaalada Addis Ababa...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho