Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tababar u soo xiray Gabdho ka tirsan Ciidanka Haramcad ee...
Madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Dowlad Jubbaland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo shir guddoomiyey kulanka toddobaadlaha ah ee...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galaya munaasabad tababar loogu soo xirayo gabdho ka tirsan ciidanka...
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa hogaamiyeyaasha bariga Afrika ugu baaqay in 16 bishan November ay isugu yimaadaan shir looga...
Agaasimaha guud ee wasaaradda batroolka iyo macdanta ee xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xaashi Cabdi (Carabeey) oo waregysi gaar ah siiyay...
Wasiirka arrimaha dibadda Libya Najla Manquush ayaa sheegtay in ay Mareykanka kala shaqeyn doonaan sidii loogu wareejin lahaa ninka loo...
Shirkadda Facebook oo tirtay qoraalka Ra’isul wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed iyadoo ku dooday in uu ka dhan ahaa siyaasadda shirkadda...
Wararka kasoo baxaya bahda kala duwan ee waxbarashada Ethiopia ayaa sheegaya in Jaamacadaha iyo Iskuulada guud ahaan Ethiopia ay soo...
Galmudug oo xabad joojin ka dhaqan galisay deegaanka Dhagtuur ee Koofurta Mudug, kadib markii shalay siyaabo kala duwan loogu dilay...
Shir wadatashi ah ayaa maanta uga furmay Muqdisho , Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Shaqada...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee JFS Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka guddoomay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar...
Gaalkacyo, Agoosto, 18, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Dugsiga Farsamada Gacanta, Prof....
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Cali Yuusuf (Cali Xoosh), ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatar la xiriirta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho