Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha Wasiirada Galmudug oo maanta ka dhacay Aqalka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta dalka looga...
24-kii saac ee la soo dhaafay ayaa dagaalo xoogan iyo duqeymo ka dhacay magaalada Marib lagu dilay 115 ka tirsan...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo ka hadlay walaaca ku saabsan xaaladda deg degga ah ee dalka Itoobiya....
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gaba gabeysay tababar 5 maalmood socday oo heerkiisu aad...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta hoygiisa qado sharaf ugu sameeyay guddoomiyeyaasha...
Wasaaradda Arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku amartay ku xigeenka wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo in muddo...
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo toddobaadkan lagu ansixiyay Miisaaniyadda Puntland ee sanadkan...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tababar u soo xiray Gabdho ka tirsan Ciidanka Haramcad ee...
Gaalkacyo, Agoosto, 18, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Dugsiga Farsamada Gacanta, Prof....
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Cali Yuusuf (Cali Xoosh), ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatar la xiriirta...
Laba dhallinyaro ah oo xoolo-dhaqato ah ayaa 17-kii Agoosto 2026 degmada Ruunirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay mid ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho