Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Bashiir Maxamed Baahale u Magacabay Hanti dhowraha guud sidoo kale waxaa...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdacasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa kulan la qaatay Sarakiisha Ciidanka Xoogga Dalka qeybta 60aad...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa shir guddoomiyay Shirka Isbuuclaha ah ee Wasaaradda...
Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryelka Bulshada waxay mas’uul katahay Ilaalinta Iyo Bixinta Shahaadada baarista COVID-19 ee lasinayo Dadka ka dhoofayo Dalka....
Tababar ku saabsan wacyi galinta qaadashada Tallaalka COVID-19 oo Gaalkacyo loogu soo xiray in kabadan qof.Ilaayo 120 xubnood oo ka...
Heestan oo dhowr luqadood isugu jirta, laguna magacaabo ‘I sii Nafta’, ayaa sida dab keyn qabsaday ugu faafay baraha bulshada.sidoo...
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Wakiillada Puntland. Madaxweynaha ayaa Khudbaddiisa Dastuuriga ah...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Fedeeraaka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shir guddoomiyay shirka todobaadlaha ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda...
Deeq Raashin ah oo lagu wareejiyey Guddiga loo xilsaaray taakuleynta dadkii ka barakacay Magaalada Guriceel. Waxaa iska soo aruuriyey Ganacsatada...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdiasiis Xasan Maxamed (Laftagreen) oo ay wehelinayeen Wasiiro uu ka mid yahay Wasiirka gadiidka...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho