Guddigaan uu hogaaminayay Wasiirka gargaarka Galmudug ayaa ka kooban Wasiirada Maaliyadda, Gargaarka, Caafimaadka, Waxbarashada, Qorshaynta, Haweenka iyo Wasiiru dowlayaasha Arrimaha...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Maxamad Nor ayaa maanta kormeeray Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, halkaasi...
Mudane Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Wasaaradda Qorshyenta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Guddiga...
Tababarkaan oo socday muddo kow iyo toban maalmood ah, isla markaana taaba galintiisa ay iska kaashanayeen Wasaaradaha arrimaha Gudaha Galmudug...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta guddoonsiiyay sarakiisha dhiirigelinta maalgashiga...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kormeeray Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, halkaas oo uu warbixin...
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad gobaleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid, ayaa furay Shirka agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha iyo hay’adaha madaxa bannaan...
Kulan ay ka soo qeyb galeen Agaasimeyaasha iyo mas’uuliyiinta Wasaraadaha iyo hay’adaha dowladda ee hoos taga Tiirka arrimaha Bulshada ee...
Warbaahinta Hindiya oo soo xiganaysa Ururka Culumada Muslimiinta ee gobolka buuraleyda ah ee Tripura ee dhaca waqooyi bari Hindiya, ayaa...
Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa gargaar deg deg u dirtay magaaladda Guriceel ee gobolka Galgaduud halkaasi...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho