Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa ka walaacsan dagaalka ka socda magaalada Guriceel ee Dowlad Goboleedka Galmudug. Colaaddu ma aha oo kaliya...
Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo gabagabeenayey Ololaha Sagaalaad ee daaweynta...
Natiijada codbixinta doorashada golaha deegaanka Ufeyn, Natiijada codbixinta degmada Eyl iyo Qardho ayaa Ku soo idlaatay waxaana Ka soo baxay...
Xildhibaan Muxsin Cabdulaahi Xaaji Cabdi oo kamid ah barakacayaasha Soomaaliyeed ee ku nool Puntland ayaa kamid noqday golaha degaanka cusub...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun shan sano ah oo xabsi ah ku ridday mid ka mid ah khubarada fallanqeeya siyaasadda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradaha Dekadaha, Daadiidka iyo hay’adaha amniga...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay taliyaha ciidamada AMISOM Jeneral Diomede Ndegeya, iyo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo shir-jaraa'id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ayaa ka hadlay Xaaladda Galmudug Madaxweenaha...
Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Maxamuud Maxamed Kheyr ayaa Furey Shirka Wadatashiga Agaasimiyaasha Guud ee Aas-aasida Madasha Hanaanka...
Matt Brydan mulkiilaha Hey’adda Sahan Reseach ayey Maxkamadda gobolka Banaadir waxay ku heshay eed uu ku soo oogay xafiiska xeer...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho